Home arrow Siyaasadda | Somaliya arrow Aqoonyahano Katirsan Jaaliyadaha Soomaalida oo ku Sii Qul Qulaya Jabuuti
Halaagii Dhacay Looma Kala Harin
Added by:Ali Moallim
Rating:
Views:851
Date:30-11-2008
SOMALI STARZ TEAM IN SEATTLE XAWAALADA IFTIN
Added by:Ali Moallim
Rating:
Views:350
Date:23-11-2008
Somali Army 70´s and 80´s
Added by:Ali Moallim
Rating:
Views:771
Date:13-11-2008
BEST NIIKO-WAA IDILAA
Added by:Ali Moallim
Rating:
Views:1247
Date:13-11-2008
Ciyaarah Dhaqanka Somali, Oromo, Cafar
Added by:Ali Moallim
Rating:
Views:456
Date:13-11-2008

Laanta Afka Soomaaliga

BBC
Voice of America

Polls

What type of government should Somalia have?
 
How do you rate President Abdullahi Yusuf?
 

Syndicate

Get Our News Updates
Jun 06 2008
Aqoonyahano Katirsan Jaaliyadaha Soomaalida oo ku Sii Qul Qulaya Jabuuti
Written by Ali Moallim   
Friday, 06 June 2008

Muqdisho, (insidesomalia.org)-Waxaa Dalka Jabuuti ku sii qu qulaya dad Soomaali ah oo isugu jira Ganacsato, Aqoonyahano iyo qaar ka mid ah Jaaliyadaha Somaliyeed ee Dalka dibadiisa ku nool, kuwaasi oo rajeynaya in wada hadalada Jabuuti in ay noqdaan kuwo mira dhala.

Miikaa'iil Rashiid Bare oo ah Saxafi ku sugan Dalka Jabuuti ayaa waxa uu sheegay in Dalka Jabuuti ay ku sii qul qulayaan Ganacsato,aqoonyahano iyo qaar ka mid ah Jaaliyadaha ku nool Dalka dibadiisa, islamarkaana ay ku sugan Hotelka weyn ee Kam Biski,waxaana uu intaasi ku daray in ay buuxiyeen inta badan Hoteelada jabuuti dad ka yimid Wadmo kala dowan oo dibada ah.

Ganacsatadan,Aqoonyahanada, Siyaasiinta iyo qaar ka mid ah Jaaliyadaha dibada ku nool, kuwaasoo kala taageyrsan Isbaheusiga dib u Xoreynta Soomaaliya iyo Dowlada Federaalka KMG ah ee Soomaalia

Dadkan ayaa ujeeda ay u yimaadeen waxaa ay tahay sidii ay u dhiiri galin lahaayeen xubnaha ku shirsan Dalka Jabuuti, islamarkaana Shirka uu u noqon lahaan mid miro dhala oo umada Somaliyeed farax galiya.




Comments (0)add
Write comment
quote
bold
italicize
underline
strike
url
image
quote
quote
smile
wink
laugh
grin
angry
sad
shocked
cool
tongue
kiss
cry
smaller | bigger

busy
 
Newer news items
Older news items

<< Previous Page                    Next Page>>

< Prev   Next >